HomeWararTunisia: Helikoptar loo diyaarinayey in lagu weeraro Dalxiisayaal oo la qabtay.

Tunisia: Helikoptar loo diyaarinayey in lagu weeraro Dalxiisayaal oo la qabtay.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Boliska Tunisia ayaa xiray rag farsamaynayey Helikoptar ay ku weeraraan Xarumaha Dalxiiska ee dalkaasi. Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah raga la qabtay uu wiilkiisa 3 sanno ka hor isku qarxiyey dalka Syria. Helikopterka la qabtay ayaa waxa dhererkiisa lagu sheegay 3 mitir iyo bar. Dhinaca […]

- Advertisement -

Boliska Tunisia ayaa xiray rag farsamaynayey Helikoptar ay ku weeraraan Xarumaha Dalxiiska ee dalkaasi.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah raga la qabtay uu wiilkiisa 3 sanno ka hor isku qarxiyey dalka Syria.

- Advertisement -

Helikopterka la qabtay ayaa waxa dhererkiisa lagu sheegay 3 mitir iyo bar.

Dhinaca kale, Boliska waxay xireen 25 qof oo qeyb ka ah Kooxdaasi maleegaysay inay Maalmaha loo dabaal degayo  Sannadka cusub ee 2016-ka weeraro ka geystaan goobaha loo dalxiis tago iyo Xarumaha Boliska.

Waxay kaloo Boliska heleen 2 seef, 350 kg ee maadada  ammonium nitrate iyo 100 litres ee Aashitada sulfuric acid ee laga farsameeyo waxyaabaha qarxa iyo Buugaagta laga barto falalka Argagixisadda.

- Advertisement -

HELICOPTER 1 HELICOPTER 2

© Radio Dalsan   

 

Latest stories