HomeWararDalka Holland oo lagu xiray Gabar Somali oo qorsheynaysay inay ku biirto...

Dalka Holland oo lagu xiray Gabar Somali oo qorsheynaysay inay ku biirto Daacish.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Gabadhaasi oo deggan magaalladda Sittard ayaa lagu tuhunsan yahay inay ku lug leedahay Kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

Waaxda Dacwad-oogayaasha dalkaasi ayaa sheegtay in gabadhaasi oo 15 jir ah lagu soo hayn doono Xabsiga, kadib, markii ay kaga shakiyeen inay gabadha xubin ka tahay Urur Dembiilayaal leyihiin oo qorsheynayey inay geystaan Weeraro Argagixiso.

Warbaahinta RTL ayaa sheegtay in gabadha la sii daayey, maadaama aysan qaan-gaarin, balse lala soconayo dhaqdhaqaaqeeda.

Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay inay Rafcaan ka qaadan doonaan sii-daysamadeeda, iyagoo sheegay inay ku lug leedahay xaallado khatar ah.

Gabadhaasi oo aan magaceeda lagu soo koobay Rahma E., ayaa la sheegay inay Boliska dalka Holland markii ugu horreysay horey u qabteen bishii September 3-dii ee sannadkan. inkastoo labo isbuuc kadib la sii daayey.

Wargeyska The Telegaraf ee ka soo baxa Holland ayaa qoray inay gabadhaasi oo asalkeedu Somali yahay inay hooyadeeda iyo walaalkeeda kula nooshahay magaalladda Sittard oo ku taalla Gobalka Limburg ee Koonfurta dalka Holland.

© Radio Dalsan   

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories