HomeWararDEG DEG: Dagaal Beeleed Ka Socda Socda Magaalada Baladweyne

DEG DEG: Dagaal Beeleed Ka Socda Socda Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dagaal aad u xoog badan ayaa maanta ka qarxay xaafada Howlwadaag ee magaaladda Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa u dhaxeeya beelo walaalo ah oo halkaasi wada degga waxaana la xaqiijiyay in ku dhawaad 20 qof ay ku geeriyoodeen halka 12- kalena ay ku dhaawacmeen. Wariyaha Radio dalsan ee gobolka hiiraan ayaa soo sheegaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal aad u xoog badan ayaa maanta ka qarxay xaafada Howlwadaag ee magaaladda Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya beelo walaalo ah oo halkaasi wada degga waxaana la xaqiijiyay in ku dhawaad 20 qof ay ku geeriyoodeen halka 12- kalena ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Wariyaha Radio dalsan ee gobolka hiiraan ayaa soo sheegaya in xaalada ay kacsan tahay dadkana ay halkaasi barakac ka bilaabeen.

Faah faahinta Halkan kala Soco

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts