HomeWararDEG DEG: Dagaal Xoogan Oo Goor Dhaw Ka Qarxay Magaalada Marka

DEG DEG: Dagaal Xoogan Oo Goor Dhaw Ka Qarxay Magaalada Marka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dagaal la sheegay in la isku adeegsano hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa lagu soo waramayaa in mar kale goor dhaweyd uu ka qarxay magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose. Wariyaha radio dalsan ee gobolka shabeelaha hoose ayaa soo sheegaya in dagaalka hadda uu bilowday islamarkaana magaalada laga maqlayo dhawaqa rasaasta. Dagaalka hadda ka qarxay […]

- Advertisement -

Dagaal la sheegay in la isku adeegsano hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa lagu soo waramayaa in mar kale goor dhaweyd uu ka qarxay magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose.

Wariyaha radio dalsan ee gobolka shabeelaha hoose ayaa soo sheegaya in dagaalka hadda uu bilowday islamarkaana magaalada laga maqlayo dhawaqa rasaasta.

- Advertisement -

Dagaalka hadda ka qarxay Magaaladaasi ayaa u dhaexeeya beelo walaalo ah oo wada dega gobolkaasi.

Wixii Faah faahin ah halkan ayaad ka heli doontaan Inshaa Allah.

Latest stories