HomeWararUK: Ninkii Soomaaliga ee dadka ku dhaawacay London oo la shaaciyey xilliga...

UK: Ninkii Soomaaliga ee dadka ku dhaawacay London oo la shaaciyey xilliga la maxkamadayn doono.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somali-British lagu magacaabo Muxiyadin Mire ayaa weli ku xiran Xabsiga London, iyadoo loo haysto falkii uu dhowrka qof ku dhawaacay  Mindida bishan December 5-dii.

Muxiyadin Mire oo 29 jir ah waxa uu weerar Tooreey ka geystay Boosteejadda laga raaco Tareemadda dhulka hoostooda mara ee Deegaanka Leytonstone ee magaalladda London, wuxuuna aad u dhaawacay nin 56-jir oo uu mindida kaga jeexay Luqunta, kaasi oo ay Dhahaatiirta kaga toleen halkii laga dhaawacay.

Muxiyadin Mire oo deggan Xaafadda Sansom Road ee magaalladda London ayaa la filayaa in Bisha Maarso ee sannadka soo socda Maxkamadda Old Bailey ee magaalladda London,  waxaana lagu soo oogi doonaa Dacwad ku aadan Isku-day Dil oo uu u geysan lahaa Oday 56 jir.

Walaalkiisa Mohamed Mire oo 32-jir ayaa horey ugu sheegay Telefishinka Channel 4 News inuu Walaalkiisa madaxa loogu jiro, isla markaana uu qorshuhu ahaa in loo kaxeeyo Somalia, si halkaasi loogu soo daaweeyo.

Waxa kale oo uu sheegay inay dhowr Toddobaad ka hor u sheegeen Boliska London xaalladda Walaalkiisa iyo khatarta ay ka qabaan inuu isagu is-dhaawaco ama dad kale waxyeello gaarsiiyo, balse, ay Saraakiisha Boliska ka gaabiyeen inay xilligaas wax ka qabtaan.

m.mire 00

M.Mire 2

Dramatic footage has emerged of the moment a knife-wielding attacker was Tasered by police after slashing three people in a 'terrorist' attack at a London tube station. The 29-year-old man terrorised passengers at the Leytonstone Underground station last night before a tense standoff with police which was filmed by onlookers. In the footage, a bystander can be heard shouting 'you ain't no Muslim bruv' at the attacker - a defiant rallying cry which has now begun trending on social media. Meanwhile, Scotland Yard has confirmed anti-terror police are now investigating after eyewitnesses claimed they could the man shout 'this is for Syria' and 'all of your blood will be spilled' during the frightening ordeal. Daily Mail grabs
m.mire5

m.mire 3

m.mire6

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories