HomeWararAMISOM oo tababar usoo xirtay xubno ka tirsan Booliiska Koofur Galbeed

AMISOM oo tababar usoo xirtay xubno ka tirsan Booliiska Koofur Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

25 xubnood oo ka tirsan saraakiisha Booliska dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya ayaa tababar soconayay muddo todobaad ah loogu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Tababarkan oo ay bixinaysay waaxda Boliiska ee AMISOM ayaa lagu baranayay casharro la xiriira baaritaannada dembiyada, maareynta iyo la dagaallanka waxa ay ugu yeeraan Argagixisada, xog uruurinta iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

25 xubnood oo ka tirsan saraakiisha Booliska dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya ayaa tababar soconayay muddo todobaad ah loogu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Tababarkan oo ay bixinaysay waaxda Boliiska ee AMISOM ayaa lagu baranayay casharro la xiriira baaritaannada dembiyada, maareynta iyo la dagaallanka waxa ay ugu yeeraan Argagixisada, xog uruurinta iyo adeegsiga siraha, baadi goobka iyo soo qabashada tuhmanayaasha IWM.

- Advertisement -

Taliyaha Booliska Gobolka Baay, Col; Amiin Maxamed Cismaan, ayaa sheegay in tababarkan gaarka ah uu yahay mid sare loogu qaadayo tayada Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, si ay uga hortagaan, u maareeyaan, isla-markaana ula dagaallamaan Argagixisada.

“Tababarkan wuxuu ahaa mid baahi weyn loo qabay oo awood u siinaya hay’adaha ammaanka inay ka hortagaan qorshayaasha iyo tabaha ay Al-shabaab” ayuu yiri Col. Amiin.

Bisong Ejue, oo ka mid ah saraakiisha Booliska AMISOM ayaa sheegay in tababarku uu kor u qaadayo xirfadaha lagu horumarinayo xiriirka ka dhaxeeya Booliska iyo bulshada, wuxuuna intaa raaciyay in saraakiishu ay haatan leeyihiin faham buuxa oo ku aaddan la dagaallanka Argagixisada iyo baarista dembiyada tuhmanayaasha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts