HomeWararSheikh Shaakir oo markii ugu horreysay warbaahinta la hadlay tan iyo markii...

Sheikh Shaakir oo markii ugu horreysay warbaahinta la hadlay tan iyo markii Guriceel lagala wareegay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan hoggaamiyaha Ahlu-Sunna ayaa tan iyo markii lag saaray magaalada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud waxaa markii ugu horreysay uu ka hadlay sababaha ay uga bexeen Magalaadaasi. Sheikh Shaakir oo Wareysi bixiyay ayaa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa uu ku eedeeyay in ay weerar ku qaadday Guriceel, isagoo intaa ku daray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan hoggaamiyaha Ahlu-Sunna ayaa tan iyo markii lag saaray magaalada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud waxaa markii ugu horreysay uu ka hadlay sababaha ay uga bexeen Magalaadaasi.

Sheikh Shaakir oo Wareysi bixiyay ayaa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa uu ku eedeeyay in ay weerar ku qaadday Guriceel, isagoo intaa ku daray in ay Ciidan farabadan ku daabushay Magaaladaasi.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay sababta ay uga baxeen Guriceel in ay tahay Codsi kaga yimid ganacsatada Magaalada, Culimada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Gobolkaasi.

Waraysiga oo uu dhinacyo badan kaga hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Dowaldda Federaalka ah ee Soomaaliya ay kula dagaalaantay Ahlu-Sunna hubkii loogu talagay in Al-shabaab lagula dagaalamo.

Hadalka Sheikh Shaakir ayaa imaanaya iyadoo maalin ka har xoogagga Ahulu-Sunna laga saaray magaalada Guriceel, kadib dagaal lagu riiqmay oo afar maalin socday, kaasi oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts