HomeWararW/ Warfaafinta oo digiin kama dambeys ah u dirtay dad deggan dhulka...

W/ Warfaafinta oo digiin kama dambeys ah u dirtay dad deggan dhulka yaalla  Degmadda Dayniile

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa digiin kama dambeys ah u dirtay dadka deggan Dhulka Warlaliska Raadiyo Muqdisho ee Degmadda Dayniile. Qoraak kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa lagu sheegay in Wasaaraddu iyadoo tixraacaysa Xeer Madaxwayne ku taariikhaysan 27 October waxay wargalinayso dadka daggan dhulkaasi in ay banneeyaan sida ugu dhaqsiyaha badan. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa digiin kama dambeys ah u dirtay dadka deggan Dhulka Warlaliska Raadiyo Muqdisho ee Degmadda Dayniile.

Qoraak kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa lagu sheegay in Wasaaraddu iyadoo tixraacaysa Xeer Madaxwayne ku taariikhaysan 27 October waxay wargalinayso dadka daggan dhulkaasi in ay banneeyaan sida ugu dhaqsiyaha badan.

- Advertisement -

Sidoo kale Dowladda Hoose iyo Taliska Booliska Gobalka Banaadir ayaa qoraalka lagu faray in ay guda galaan shaqadaasi laga bilaabo 15 ka Bisha November.

“Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay digniintii ugu dambaysa siinaysaa Dadka sida Sharci Daradda ah ku dagan Dhulka Warlaliska Raadiyo Muqdisho ee Degmadda Dayniile. Wasaaraddu iyadoo tixraacaysa Xeer Madaxwayne ku taariikhaysan 27 October waxay wargalinaysaa Dowladda Hoose iyo Taliska Booliska Gobalka Banaadir inay guda galaan laga bilaabo 15 ka Bisha November banaynta Dhulka Warlaliska Raadiyo Muqdisho ee Degmadda Dayniile” ayaa lagu yiri Qoraalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts