HomeWararSawirro:-Tallaalka labaad ee COVID-19 oo Maanta ka bilowday Muqdisho

Sawirro:-Tallaalka labaad ee COVID-19 oo Maanta ka bilowday Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa maantay si rasmi ah u daah furtay Tallaalka SINOPHARM ee Dawladda China ugu deeqday Dawladda Federaalka Soomaaliya. Tallaalka SINOPHARM ayaa ka mid ah Tallaalada ka hortaga Caabuqa COVID-19  ayaa maalmo kahor soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoona Maanta si rasmi ah Caasimadda looga bilaabay qaadashadiisa. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa maantay si rasmi ah u daah furtay Tallaalka SINOPHARM ee Dawladda China ugu deeqday Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Tallaalka SINOPHARM ayaa ka mid ah Tallaalada ka hortaga Caabuqa COVID-19  ayaa maalmo kahor soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoona Maanta si rasmi ah Caasimadda looga bilaabay qaadashadiisa.

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Axmad Xuseen Macalin iyo Safiirka dawladda China u fadhiya Soomaliya Qin Jian,  ayaa maantay si rasmi ah u qaatay Tallaaka ka hortaga COVID-19.

Sidoo kale Tallaalka labaad ee dalka la keenay ayaa waxaa qaatay Tallaalka qaar ka mid ah Agaasimayaasha Wasaaradda arimaha Dibadda iyo shaqaalaha ka hawlagala Safaaradda Shiinaha.

Wasiir ku-xigeenka Waasaradda Caafimaadka ayaa u jeediyay Dawlada China mahadcelin balaaran oo ku aadan sida Dawladda Shiinaha ay ugarab taagantahay Dawladda Soomaaliya iyo gacanta weyn ay ka geesteen sidii looga hortagi lahaa cudurka safmarka ah ee COVID-19.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts