HomeWararDad hor leh oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Somaliland

Dad hor leh oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in dad hor leh oo qabay ay Cudurka halista ah ee COVID-19 maalmihii lasoo dhaafay ay ugu geeriyoodeen Somaliland, halka dad kalena uu soo ritay. Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in 11 maalmood gudahood ay Cudurka halkaas ugu dhinteen in ka badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in dad hor leh oo qabay ay Cudurka halista ah ee COVID-19 maalmihii lasoo dhaafay ay ugu geeriyoodeen Somaliland, halka dad kalena uu soo ritay.

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in 11 maalmood gudahood ay Cudurka halkaas ugu dhinteen in ka badan 60 qof oo kamid ahaa dadka uu horey ugu dhacay.

- Advertisement -

Sidoo kale Mas’uuliyiinta ayaa tilmaamay inay jiraan dad hor leh oo uu COVID-19 ku dhacay, isla markaana cudurka haatan uu muuqdo mid siweyn ugu sii faafaya gudaha deegaanada Somaliland.

Bulshada ayey ugu baaqeen Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka inay qaatan tallooyinka Caafimaad ee loo jeedinayo, si looga hortego faafida Cudurka lana joojiyo isu imaatinada bulshada.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi ayaa shacabka ugu baaqay inay salaada Taraawiixda ku tukadaan guryarooda, maadaama Cudurka uu sii faafayo, loona baahan yahay taxadar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts