HomeWararMareykanka oo sheegay in uusan taageeri doonin muddo kordhinta Farmaajo

Mareykanka oo sheegay in uusan taageeri doonin muddo kordhinta Farmaajo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Mareykanka ayaa si kulul uga hadashay go’aankii dhawaan ay golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay mudda kordhinta ugu sameeyeen Madaxwayne Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay si aad ah uga xamaadeen qaraarkii dowladda fedaraalka ah ee Soomalaiya ee lagu ansixiyay muddo 2 sano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa si kulul uga hadashay go’aankii dhawaan ay golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay mudda kordhinta ugu sameeyeen Madaxwayne Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay si aad ah uga xamaadeen qaraarkii dowladda fedaraalka ah ee Soomalaiya ee lagu ansixiyay muddo 2 sano ah oo loogu kordhiyay muddo xileedka Madaxwaynaha iyo Baarlamaanka.

- Advertisement -

“Waxaan horey ugu celcelinay in ay muhiim u tahay nabadda, xasiloonida, baraaraha iyo dowladnimada Soomaaliya in dowlada fedaraalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ay gaaraan heshiis ku aadan sidii horey loogu sii wadi lahaa geedi socodka doorashada,” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay wasaarada arrimaha dibada.

Bayaanka ayaa sidoo kale waxaa uu Mareykanka ku celiyay in marnaba aysan taageeri doonin muddo korarsiga la sameeyay, doorashooyiin is barbar socda amaba geedi socod hal dhinac ah.

Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay in hindisa shirciyeeda muddo kordhinta oo la dhaqangaliyo ay caqabad halis ah ku tahay wadaxaajoodyada ayna minjaxaabinayso nabadda iyo ammaanka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts