HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo farriin u diray Hay’addaha Amniga

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo farriin u diray Hay’addaha Amniga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir Guddoomiyey shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo Maanta lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Kulanka Golaha amniga ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday xaaladihii ugu dambeeyay ee dhinaca amniga, xoojinta xiriirka wadashaqeyn ee laamaha kala duwan iyo howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir Guddoomiyey shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo Maanta lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Kulanka Golaha amniga ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday xaaladihii ugu dambeeyay ee dhinaca amniga, xoojinta xiriirka wadashaqeyn ee laamaha kala duwan iyo howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee ka socda deegaanada Maamulka.

- Advertisement -

Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen ayaa Warbixino kala duwan ka dhageystya Saraakiisha Ciidamada, iyagoona uga warbixiniyay howlgalo ay fuliyeen Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Saraakiisha Laamaha amniga uga mahadceliyey dadaalka ay ugu jiraan ka hortega wax kasta oo keeni kara amni darro ka dhaca Magaalada Baydhabo.

Sidoo kale waxaa uu Madaxweynaha faray Saraakiisha ciidanka amniga qeybahooda kala duwan inay xoojiyaan sugida amniga deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed inta lagu guda jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts