HomeWararDhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan oo la shaaciyay

Dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in maalinimada berrI ah ee Taariikhdu ku beegan tahay 13-ka April ay tahay maalinta kowaad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan. Maxkamadda sare ee Sacuudiga ayaa shaacisay in qaybo ka mid ah dalkaasi laga arkay Bisha, waxaana war kasoo baxay Maxkamadda lagu sheegay in degaan u dhaw Magaalada Caasimadda ah Riyaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in maalinimada berrI ah ee Taariikhdu ku beegan tahay 13-ka April ay tahay maalinta kowaad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Maxkamadda sare ee Sacuudiga ayaa shaacisay in qaybo ka mid ah dalkaasi laga arkay Bisha, waxaana war kasoo baxay Maxkamadda lagu sheegay in degaan u dhaw Magaalada Caasimadda ah Riyaad laga arkay bisha.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa jira dalal kale oo shaaciyay in berry ay tahay Maalinta koowaad ee Ramadaan, waxaana dalalkaasi ka mid ah Indonusia iyo Maleysia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts