HomeWararAqalka sare oo ka hor yimid muddo kordhinta loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo

Aqalka sare oo ka hor yimid muddo kordhinta loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoonka aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray go’aankii Golaha shacabka ay muddo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, kaaso oo lbo sano oo muddo kordhin ah loogu diray. Aqalka sare ayaa ka hor yimid go’aankaasi muddo kordhinta ah ee loo sameeyay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo. Hoos ka akhriso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoonka aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray go’aankii Golaha shacabka ay muddo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, kaaso oo lbo sano oo muddo kordhin ah loogu diray.

Aqalka sare ayaa ka hor yimid go’aankaasi muddo kordhinta ah ee loo sameeyay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts