HomeWararTaliye Xijaar oo kulan  la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska

Taliye Xijaar oo kulan  la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliiska

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud booliska gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha qeybaha. Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kulanka uu la qaatay saraakiisha ciidamada ammaanka ee Gobolka Banaadir kala hadlay sidii loo xoojin lahaa amniga caasimadda, maadaama la […]

- Advertisement -

Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud booliska gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha qeybaha.

Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kulanka uu la qaatay saraakiisha ciidamada ammaanka ee Gobolka Banaadir kala hadlay sidii loo xoojin lahaa amniga caasimadda, maadaama la guda galayo bisha barakeysan ee Ramadaan, loona baahan yahay in Nabadgelyada la adkeeyo.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa amray saraakiisha inay la shaqeeyaan Gaashaanle dhexe Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo magacaabay Taliyaha qeybta guud ee booliska Gobolka Banaadir.

Latest stories