HomeWararDagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kaxan-dhaale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Gelinkii dambe ee Maanta uu halkaasi dagaal ka dhacay. Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay deegaan lagu Magacaabo Laanta Dusmada oo dhow deegaanka Kaxan-dhaale ee Gobolka Galgadud. Mid ka mid ah waxgaradka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kaxan-dhaale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Gelinkii dambe ee Maanta uu halkaasi dagaal ka dhacay.

Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay deegaan lagu Magacaabo Laanta Dusmada oo dhow deegaanka Kaxan-dhaale ee Gobolka Galgadud.

- Advertisement -

Mid ka mid ah waxgaradka deegaanka Kaxan-dhaale ayaa u sheegay Radio Dalsan in dagaalka uu hal ruux uu ku dhaawacmay,isla markaana dagaalka u soo gaaray Caawa fiidkii.

Mas’uuliyiinta Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudg weli dagaalkaas kama hadlin waxaana uu ku soo aadayaa xilli deegaano hoostaga degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud uu dagaal beeleed ka dhacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts