HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay faragelin Itoobiya ku heysay Soomaaliya

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay faragelin Itoobiya ku heysay Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyay ina 30-Sanno kahor fargelin lagu haayay Soomaaliya sigaar ah ay ku heysay  Dowladda Federaalka Itoobiya faragelin toos ah  Arrimaha Soomaaliya. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in uu la kulmay dhowr Sano kahor Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Xayle Mariam,isla markaana uu ka dalbaday inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyay ina 30-Sanno kahor fargelin lagu haayay Soomaaliya sigaar ah ay ku heysay  Dowladda Federaalka Itoobiya faragelin toos ah  Arrimaha Soomaaliya.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in uu la kulmay dhowr Sano kahor Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Xayle Mariam,isla markaana uu ka dalbaday inay joojiyaan faragelinta ay ku hayaan dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hayeeshee uu sheegay in taasi ay dhalisay heerka Maanta ay soomaaliya joogto iyo xiriirka tooska ah ee dhanka Siyaasada oo ay la leedahay Wadamada Gobolka.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in bilihii ugu dambeeyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed uu la yimid isbedel Siyaasadeed oo saameyn ku leh Soomaaliya,waxaana uu Madaxweyne Farmaajo ka warbixiyay shirarkii dhexmaray wadamada Soomaalia Itoobiya iyo Eriteriya.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhowr jeer Gooboog ka noqday kulamo heshiisiineed oo ay yeesheen Madaxda wadamada Itoobiya iyo Eriteriya,taas oo lagu dhameeyay dagaalkii mudada 20-ka Sano ka badan u dhaxeeyay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts