HomeWararNabadoon Caan ah oo Caawa lagu dilay Baladweyne

Nabadoon Caan ah oo Caawa lagu dilay Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo hubeysan ayaa Caawa fiidkii waxa ay Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku dileen Nabadoon Caanka ahaa Magaaladaas. Nabadoonka ayaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Cismaan Yuusuf Ciiley,waxana xilliga la dilayay uu ka soo baxay Masjidka Alhuda ee Xaafada Howl-wadaag Magalada Baladweyne oo uu Salaadii Cishaha ku soo dukaday. Qof ku sugan Magalada Baladweyne ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa Caawa fiidkii waxa ay Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku dileen Nabadoon Caanka ahaa Magaaladaas.

Nabadoonka ayaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Cismaan Yuusuf Ciiley,waxana xilliga la dilayay uu ka soo baxay Masjidka Alhuda ee Xaafada Howl-wadaag Magalada Baladweyne oo uu Salaadii Cishaha ku soo dukaday.

- Advertisement -

Qof ku sugan Magalada Baladweyne ayaa Radio Dalsan u sheegay in kooxihii ka dambeeyay dilka Nabadoonka ay goobta ka baxsadeen,waxaana goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa booliska Baladweyne.

Dilka Caawa Magalada Baladweyne loogu geystay Nabadoon Cismaan Yuusuf Ciiley ayaa waxa uu ka mid yahay dilalka inta badan loo geysto,Nabadoonada iyo Ciidamada oo ay mas’uuliyadiisa sheegtaan Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts