HomeWararShirweynaha Kooxda Caalaamiga ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda oo ka furmay Nairobi

Shirweynaha Kooxda Caalaamiga ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda oo ka furmay Nairobi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qiyaastii 200 oo Ergo oo ka kala socda 58 Waddan ayaa waxa uu shalay Shirweyne looga hadlayo sidii loo cusbooneysiin lahaa Taggeeradda Caalamiga ee loo hayo La-dagaaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia uga furmay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, Shirkaasi oo ah kii 21-aad ee Kooxda Isku-xrka Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qiyaastii 200 oo Ergo oo ka kala socda 58 Waddan ayaa waxa uu shalay Shirweyne looga hadlayo sidii loo cusbooneysiin lahaa Taggeeradda Caalamiga ee loo hayo La-dagaaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia uga furmay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi,

Shirkaasi oo ah kii 21-aad ee Kooxda Isku-xrka Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia ee (The Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia) waxa ka soo qeyb galay Wasiiro, Diplomaasiyiin iyo Khubaro Caalami ah, kuwaasi oo isku raacay in dardar cusub la geliyo Ammaanka Maraakiibta cabsida kala kulma Badda Somalia iyo xuduudbaddeedka Galbeedka Badwqeynta Hindiya.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Morishiyoos, ahna Madaxa Kooxda Caalamiga ee Isku-xirka Hawlgalladda lagula dagaalamayo Burcad-baddeeda oo ka hadlay Kulankaasi ayaa sheegay in loo baahan yahay in la cusbooneysiiyo Hawlgalkaasi, si loo awood yareeyo Burcad-badfdeeda ka qowleysata Badda Somalia iyo  Dembi-badddedyadda kale ee ka dhaca  Xeebaha Somalia.

Wasiirkaasi oo lagu magacaabo Vishnu Lutchmeenaraidoo waxa uu ku baaqay in la dhiso awoodda Ilaaladda Xeebaha Somalia, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay yaraadeen Maraakiibta Ganacsiga ee lagu afduuban jirey Xeebaha Somalia.

Haweeneyda Wasiirka Difaaca u ah dalka Kenya, Raychelle Omamo oo iyadana ka hadashay Shirkaasi waxay sheegtay inay kaalin ka qaataan Hawlgalka lagula dagaalamayo Kooxaha ka qowleysata Badda Somalia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts