HomeWararMadaxweynaha Eretrea oo booqanaya Itoobiya

Madaxweynaha Eretrea oo booqanaya Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dalka Eretrea Isaias Afwerki, ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago Dalka Itoobiya Maalinta Berri ah sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Dalka Eretrea , Yemane Meskel. Mr; Meskel, ayaa boggiisa Tweeter-ka kusoo qoray in Berrito oo Sabti ah uu Afwerki tegi doono Addis Ababa. “Madaxweyne Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Eretrea Isaias Afwerki, ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago Dalka Itoobiya Maalinta Berri ah sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Dalka Eretrea , Yemane Meskel.

Mr; Meskel, ayaa boggiisa Tweeter-ka kusoo qoray in Berrito oo Sabti ah uu Afwerki tegi doono Addis Ababa.

- Advertisement -

“Madaxweyne Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doono Berrito oo ay Taariikhu tahay 14-ka July Dalka Itoobiya ” ayuu yiri Yemane xilli hore oo Maanta ah.

Booqashadan ayaa imaanaysa ka dib heshiiskii nabadeed ee uu gar wadeenka ka ahaa Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ee dhawaan ka dhacay Magaalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eretrea.

Heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay dhawaan Labada dhinac gaareen ayaa meesha ka saaraya mad-madoow badan oo ku kala dhex jiray Itoobiya iyo Eretrea, kaasoo dib usoo celiyay isu socodkii, xiriirkii Isgaarsiinta iyo is dhex galkii lumay Labaatan Sano ka hor wixii ka dambeeyay dagaalladii qaraaraa ee ka dhacay xadka Badhme 1998 illaa 2000.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts