HomeWararMaamulka Jubabland oo Warka soo saarey Taliye laga celiyey Garoonka Kismaayo

Maamulka Jubabland oo Warka soo saarey Taliye laga celiyey Garoonka Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Barqanimadii Maanta ayaa waxaa Ciidamo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland waxa ay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ka celiyeen Taliye Cusub oo dowladda Soomaaliya u magacaawday Guutada 43aad ee ka howlgasha deegaanada Maamulkaas. Taliyaha ayaa waxaa lagu Magacaabaa Cali Bogmadow,waxana la sheegay in uu ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho balse markii uu ka degay Garoonka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barqanimadii Maanta ayaa waxaa Ciidamo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland waxa ay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ka celiyeen Taliye Cusub oo dowladda Soomaaliya u magacaawday Guutada 43aad ee ka howlgasha deegaanada Maamulkaas.

Taliyaha ayaa waxaa lagu Magacaabaa Cali Bogmadow,waxana la sheegay in uu ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho balse markii uu ka degay Garoonka diyaaradah Kismaayo loo diidy in uu si aado halkii uu ku wajahnaa,kadibna uu dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Warka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in arrintaay ay timid kadib markii dowladda iska-dhega tirtay heshiiskii lagu gaaray London 11 Bishii May Sanadkii 2017 kaas oo qeexaya habka loo marayo soo magacaabidda taliyaha qeybta ee ciidamada ku sugan deegaanada Dowlad goboleedyada.

Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in dowladda Federaalka aysan wadatashi kala yeelan madaxda Jubbaland Magacaabista taliyahaas,isla markaana taasi ay keentay in saakay garoonka Kismaayo laga celiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts