HomeWararDhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF oo hakiyay howlihii ay ka wadeen...

Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF oo hakiyay howlihii ay ka wadeen xerada Zamzam ee dalka Sudan

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa hakiyay howlihii ay ka wadeen xerada Zamzam ee dalka Sudan oo ay macluushu ku dhufatay, kadib markii ay sii kordheen weerarada iyo dagaalada ka socda agagaarka aaggasi.

MSF ayaa sheegtay in dagaalka u dhexeeya millatariga Suudaan iyo kuwa ay iska soo horjeedaan ee Ciidamada Taageerada Degdegga ah uu ku sii xoogeystay xerada oo ku taal Waqooyiga Darfur.

- Advertisement -

Xiisadan oo sii korortay ayaa ka dhigtay mid aan macquul aheyn in MSF ay bixiso baahiyaha bini’aadanimo, taasoo u badan taageero dhinacyo badan leh oo naf badbaadin ah oo ay u fidiyaan kumanaan barakacayaal ah oo ku sugan deegaanka, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay.

Yahya Kalilah, oo ah madaxa howlgalka MSF ee Suudaan ayaa sheegay, in la joojiyay mashruucooda iyadoo xerada Zamzam ay ku dhex jirto musiibo qalbi jab ah.

Latest stories