HomeWararLibya: Meydad hor leh oo tahriibayaal ah oo laga soo saaray xabaad...

Libya: Meydad hor leh oo tahriibayaal ah oo laga soo saaray xabaad wadareedyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidamada ammaanka Liibiya ayaa ugu yaraan 11 meyd oo kale oo tahriibayaal ah ka soo saaray xabaal wadareed ku yaalla koofurta bari ee dalka, sida uu sarkaal amni u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters. Tirada guud ee meydadka laga helay 55 qabri ayaa hadda gaartay 39 meyd ka dib markii xeer ilaaliyaha guud uu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ammaanka Liibiya ayaa ugu yaraan 11 meyd oo kale oo tahriibayaal ah ka soo saaray xabaal wadareed ku yaalla koofurta bari ee dalka, sida uu sarkaal amni u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters.

Tirada guud ee meydadka laga helay 55 qabri ayaa hadda gaartay 39 meyd ka dib markii xeer ilaaliyaha guud uu sheegay Axaddii in laamaha amnigu ay ilaa 28 kale oo meydad ah ah ka soo saareen waqooyiga Kufra, oo ah degmo weyn oo koonfur-bari ee dalka ku taalla.

- Advertisement -

Hay’adda Socdaalka Adduunka ayaa Isniintii sheegtay in meydadka laga helay laba xabaal-wadareed oo ku yaalla Liibiya ay qabeen dhaawacyo rasaas ah.

Magaalada ugu weyn ee Kufra ayaa qiyaastii 1,700 kilomitir (1,000 mayl) u jirta caasimadda Tripoli.

“Waxaan fileynaa in aan helno qabuuro kale inta lagu jiro howlgalka faagista ah,” ayuu yiri Maxamed Faadil, oo ah madaxa adeegyada la dagaallanka tahriibka ee gobolka intiisa badan lama degaanka ah.

- Advertisement -

Faadil waxa uu sheegay in meydadka la tiriyey, lagana qaaday DNA, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen dacwad-oogayaasha iyo waaxda dambi-baarista, si loo aqqoonsado

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts