HomeWararCiidanka amniga  Puntland oo Boosaaso ku qabtay Xubno katirsan Daacish.

Ciidanka amniga  Puntland oo Boosaaso ku qabtay Xubno katirsan Daacish.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Howlgalo ballaaran oo ay fuliyeen Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Boosaaso, xarunta gobolka Bari. Sida ay ilo-wareedyo amni xaqiijiyeen, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan toddobo qof, kuwaas oo ay ku jiraan xubno muddo laga baadi-goobayay, iyadoo la sheegay in la hayay xogtooda kahor inta aan la qaban. War […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgalo ballaaran oo ay fuliyeen Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Boosaaso, xarunta gobolka Bari.

Sida ay ilo-wareedyo amni xaqiijiyeen, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan toddobo qof, kuwaas oo ay ku jiraan xubno muddo laga baadi-goobayay, iyadoo la sheegay in la hayay xogtooda kahor inta aan la qaban.

- Advertisement -

War rasmi ah oo kasoo baxay Xafiiska Hawlgalka La-dagaallanka Argagixisada ee Puntland ayaa lagu sheegay in hawlgalka uu qeyb ka yahay dadaallada lagu xaqiijinayo amniga magaalada Boosaaso.

“Ciidamada ammaanku waxay xalay ka fuliyeen magaalada Boosaaso hawlgal qorsheysan, waxaana lagu soo qabtay ugu yaraan toddobo qof oo ay ku jiraan xubno hore loogu raadjoogay oo xogtooda la hayay,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda Puntland.

Dadka la qabtay ayaa la filayaa in baaritaan lagu sameeyo si loo caddeeyo heerka ay uga tirsan yihiin falalka amni-darro ee lagu tuhunsan yahay. Ciidamada ammaanku waxay horey u balanqaadeen in ay sii wadi doonaan howlgallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida deegaannada Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts