HomeWararSaraakiil booqatay Xabsiga dhexe ee Gaalkacyo oo dhawaan la weeraray

Saraakiil booqatay Xabsiga dhexe ee Gaalkacyo oo dhawaan la weeraray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saraakiisha ammaanka maamulka Puntland ayaa tegay Xabsiga Gaalkacyo oo dhawaan ay weerarewn dabley hubaysan. Masuuliyiinta ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha qeybta boliska gobolka mudug G/Sare Maxamud cabdixakin yusuf iyo Gudomiyaha Gobolka Mudug oo uu hogaminayo Taliye Ku-xigeenka 2aad ee Ciidanka Asluubta Maamulka Puntland Sarreeye Guuto Cabdulqaadir Axmed Khayr iyo guddiga nabadgelyada gobolka Mudug waxaana ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha ammaanka maamulka Puntland ayaa tegay Xabsiga Gaalkacyo oo dhawaan ay weerarewn dabley hubaysan.

Masuuliyiinta ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha qeybta boliska gobolka mudug G/Sare Maxamud cabdixakin yusuf iyo Gudomiyaha Gobolka Mudug oo uu hogaminayo Taliye Ku-xigeenka 2aad ee Ciidanka Asluubta Maamulka Puntland Sarreeye Guuto Cabdulqaadir Axmed Khayr iyo guddiga nabadgelyada gobolka Mudug waxaana ay u kuurgaleen xaaladda xabsiga dhexe ee Magalada galkacyo.

- Advertisement -

Sarreeye Guuto Cabdulqaadir Axmedkhayr oo ay weheliyaah Gudomiyaha Gobolka Mudug Faysal sheekh cali iyo Taliyaha qeybta boliska gobolka mudug G/Sare Maxamud cabdixakin yusuf ayaa ugu horrayn Taliska iyo ciidanka xabsiga dhexe ee gobolka Mudug uga mahadceliyeen shaqada ay u hayaan dalkooda.

Mas’uuliyiinta ayaa sidoo kale mid kamid ah xarumaha caafimaadka ee magaalada Galkacyo ku booqday askari ku dhaawacmay dhacdadii xabsiga iyagoona warbixin ka dhegeystay howl wadeenada caafimaadkiisa la tacaalaya, waxayna balanqaadeen in dowladdu gacanta ku haynayso xaaladoda caafimaad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts