HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo galay maalintii labaad ee booqashadiisa dalka Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo galay maalintii labaad ee booqashadiisa dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta galay maalintii labaad ee booqashadiisa dalka Itoobiya, kadib casuumaadii uu u fidiyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed. Kulankan ayaa noqonaya mid lagu sii xoojiyo iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dowladood, iyadoo si gaar ah looga wada hadli doono hirgalinta baaqii Ankara ee dhinacyada amniga iyo iskaashiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta galay maalintii labaad ee booqashadiisa dalka Itoobiya, kadib casuumaadii uu u fidiyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed. Kulankan ayaa noqonaya mid lagu sii xoojiyo iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dowladood, iyadoo si gaar ah looga wada hadli doono hirgalinta baaqii Ankara ee dhinacyada amniga iyo iskaashiga dhaqaalaha.

Shalay, Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya waxay yeesheen kulan laba geesey ah, iyagoo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo labada dal ay si wadajir ah uga shaqeynayaan. Mid ka mid ah mowduucyada ugu muhiimsan ee laga hadli doono waa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, oo ay labada dhinac ka wada shaqeynayaan sidii looga hortagi lahaa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale qorsheynaya inuu maanta booqdo goobaha taariikhiga ah ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu ku tegi doono dhowr meelood oo muhiim ah. Booqashadaasi ayaa ka mid ah qorshayaasha dhismaha iyo xoojinta xiriirka labada dal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts