HomeWararWararki ugu danbeeyay ee dabka Los Angeles

Wararki ugu danbeeyay ee dabka Los Angeles

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Shaqaalaha dab-damiska gobolka California iyo kuwa dowladda federaalka Mareykanka ayaa wali la halgalamaya daminta dabki ugu weynaa uguna khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Los Angeles ee gobolka Califronia. Diyaaradaha ayaa sidoo kale biyo iyo walxo kiimiko ah ku buufinayay buuraha si loo qaboojiyo faafidda dabka, oo gaaray ilaa 1,000 eekar haatanna kusii wajahan magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shaqaalaha dab-damiska gobolka California iyo kuwa dowladda federaalka Mareykanka ayaa wali la halgalamaya daminta dabki ugu weynaa uguna khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Los Angeles ee gobolka Califronia.

Diyaaradaha ayaa sidoo kale biyo iyo walxo kiimiko ah ku buufinayay buuraha si loo qaboojiyo faafidda dabka, oo gaaray ilaa 1,000 eekar haatanna kusii wajahan magaalada Brentwood.

- Advertisement -

Saraakiisha ayaa sheegay in dab-damiyeyaasha ay dadaalkooda u hurayaan sidii ay dabka u demin lahaayeen balse ay ka careysan yihiin sida aysan xaaladdu u fiicneyn.

Dabeylo ayaa mar kale la filayaa inay magaalada soo gaaraan, kuwaasoo sii holcinaya dabka ay ku dhinteen 16-ka qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts