HomeWararGolaha Ammaanka oo Ansixisay in Ciidamo Cusub La Geeyo Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo Ansixisay in Ciidamo Cusub La Geeyo Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay hawlgallada ka dhan ah kooxda Al-Shabaab bilaabaan bisha January. Ciidamada Ethiopia Ayaan ka mid noqon doonin ciidamada nabad ilaalinta ee cusub. Ciidamadan ayaa lagu beddelayaa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay hawlgallada ka dhan ah kooxda Al-Shabaab bilaabaan bisha January.

Ciidamada Ethiopia Ayaan ka mid noqon doonin ciidamada nabad ilaalinta ee cusub.

- Advertisement -

Ciidamadan ayaa lagu beddelayaa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo waajibaadkiisu ku egyahay 31-ka Diseembar.

Qaraarka, oo ay soo diyaarisay Boqortooyada Britain, waxaa oggolaaday 14 xubnood oo ka tirsan Golaha Ammaanka, halka Mareykanku ka aamusay sababo la xiriira walaacyo ku saabsan maalgelinta.

Ciidamada cusub ee AUSSOM ayaa yeelan doona ilaa 12,626 askari oo kala ah ciidamada milatariga iyo 1,040 booliis ah.

- Advertisement -

Xubnaha Midowga Afrika ayaa loo fasaxay inay ciidamadaan sii joogteeyaan illaa 30-ka Juun 2025, iyadoo muddadaas lagu dhammeystirayo beddelidda dhammaan ciidamada ATMIS oo loo wareejinayo AUSSOM.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts