HomeWararLafta-gareen oo kulamo siyaasadeed ka billaabay Magaalada Nairobi

Lafta-gareen oo kulamo siyaasadeed ka billaabay Magaalada Nairobi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Masuuliyiinta sar sare ee Maamulka koofur Galbeed ayaa kulamo siyaasadeed waxaa ay ka wadaan magaalada Nairobi, iyadoo hadda ay cirka isku sii shareertay khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Nairobi  Caasimadda dalka Kenya ujooga safar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masuuliyiinta sar sare ee Maamulka koofur Galbeed ayaa kulamo siyaasadeed waxaa ay ka wadaan magaalada Nairobi, iyadoo hadda ay cirka isku sii shareertay khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada dalka ka jira.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Nairobi  Caasimadda dalka Kenya ujooga safar shaqo ayaa kulan la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ufadhiya Soomaaliya Ms Karin Johansson

- Advertisement -

Madaxweyne Laftagareen iyo Ms Karin Johansson ayaa ka wada hadlay Xaalada Siyaasada Dalka, Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed ,Mashaariicda EU ay ka wada Deeganada Koonfur Galbeed iyo Arimaha Biniadanimada.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku wehlinaayey Wasiirada Wasaaraddaha Qorshaynta, Gargaarka, Agaasimaha Madaxtooyada iyo la Taliyaha Madaxweynaha.

Dowladda Federaalka ayaa hadda waxaa khilaafkii ugu weynaa uu kala dhexeeyaa Maamulada Jubbaland iyo Puntland, waxaana cakiran xiriirka guud ee dhinacyada oo isku haya doorashooyinka iyo arrimo kale.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts