HomeWararFaah-faahino dheerada oo kasoo baxaya Qarax ka dhacay xeebta Liide ee...

Faah-faahino dheerada oo kasoo baxaya Qarax ka dhacay xeebta Liide ee magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah-faahino dheerada ayaa kasoo baxaya qarax is miidaamina,oo caawa ka dhacay Hoteel Peach Veiw,saraakiil ka tirsan NISA ayaana ku dhaawacmay weeararkan,gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa dhaawacyada u daabulaaya cisbitaalada Muqdisho. Ilaa hada sida ay tilmaamayaan xogohaha hordhaca aha ee warbaahintu ka heshay,laamaha amniga aya sheegay in 4-Qof oo ismiidaamiyaal ah ay isku qarxiyeen Hoteel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah-faahino dheerada ayaa kasoo baxaya qarax is miidaamina,oo caawa ka dhacay Hoteel Peach Veiw,saraakiil ka tirsan NISA ayaana ku dhaawacmay weeararkan,gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa dhaawacyada u daabulaaya cisbitaalada Muqdisho.

Ilaa hada sida ay tilmaamayaan xogohaha hordhaca aha ee warbaahintu ka heshay,laamaha amniga aya sheegay in 4-Qof oo ismiidaamiyaal ah ay isku qarxiyeen Hoteel Peach Veiw ee xeebta Liido oo caawa ay dad badan ku caweynayeen maadama ay Jimco tahay.

- Advertisement -

Lama oga weli khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxan, waxaana haatan xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan.

Sidoo kale waxaa soconayo gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeelada gaartay ayada oo goobta ay gaareen ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowladda Soomaaliya.

Wixii waraar ee kasoo kordha kala soco mareegaha Dalsan Media Group

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts