HomeWararFaah Faahin: Weerarkii Xeebta Liido oo Lasoo Afjaray

Faah Faahin: Weerarkii Xeebta Liido oo Lasoo Afjaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Ammaanka ayaa soo afjaray weerar dagaalamayaasha AS kusoo qaadeen shacab ku caweynayey xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay laamaha ammaanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada ayaa toogteen 5 dagaalame oo weerarka  soo qaaday, halka mid kalena uu isku qarxiyay xeebta Liido ayadoo qaraxaasina ay ku dhinteen shacabkii xeebta ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Ammaanka ayaa soo afjaray weerar dagaalamayaasha AS kusoo qaadeen shacab ku caweynayey xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

War qoraal ah oo kasoo baxay laamaha ammaanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada ayaa toogteen 5 dagaalame oo weerarka  soo qaaday, halka mid kalena uu isku qarxiyay xeebta Liido ayadoo qaraxaasina ay ku dhinteen shacabkii xeebta ku caweynayey.

- Advertisement -

Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in weerarkii ay Ciidammadu soo af jareen goor dhow islamarkaana ay dadkii ugu badnaana ay Ciidanku soo bad baadiyeen.

Dhinaca kale Ciidammada ammaanka ayaa fashiliyey gaari walxaha qarxa laga soo buuxiya oo la doonayay in weeraro kale lagu gaysto sida Boolisku sheegeen.

Weerarka Xalay ayaa waxaa ka dhashay khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana dhimashada la sheegayaa inay kor u dhaaftay ilaa 30 qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts