HomeWararDowlado waaweyn oo dalkooda ka mamnuucay shirkada Meta iyo sababta?

Dowlado waaweyn oo dalkooda ka mamnuucay shirkada Meta iyo sababta?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dawladda Turkiga ayaa dalkeeda ka xidhay adeegga Instagram oo ka mida bah weynta Meta ka dib markiii bartaas laga saaray tacsi loo diray hoggaamiyihii la dilay ee Ismaaiil Haniya. Tallaabadan ayaa noqonaysa mid ay shirkadda Meta ku waayi doonto dhaqaale aad u badan maaddaama oo ay Turkiga ku nool yihiin malaayiin qof oo bartan ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dawladda Turkiga ayaa dalkeeda ka xidhay adeegga Instagram oo ka mida bah weynta Meta ka dib markiii bartaas laga saaray tacsi loo diray hoggaamiyihii la dilay ee Ismaaiil Haniya.
Tallaabadan ayaa noqonaysa mid ay shirkadda Meta ku waayi doonto dhaqaale aad u badan maaddaama oo ay Turkiga ku nool yihiin malaayiin qof oo bartan ku xidhnaa.

Dilka loo gaystay hogaamiyihii siyaasada,Xamaas ayaa Adduunka si wayn gilgilay.Shucuub kala duwan,oo ku kala nool daafaha,Caalamka ayaa laga tir-tiray muqaalo iyo musawiro ay ku baahiyeen baraha kala duwan ee Meta.

- Advertisement -

Soomaali badan ayaa aad ugu cadhooday,taalabada ay ku kaceen mareegaha Meta,sidoo kale Dowladda,Malaysiya ayaa si weyn uga cadhootay tallaabo ay shirkadda Meta ku saartay qoraallo iyo muuqaallo shalay lagu baahiyey boggaga Facebook iyo Instagram ee Raysal wasaaraha Malaysiya Anwar Ibraahin kaas oo tacsi u diray hoggaamiyihii la dilay ee Ismaaciil Haniya.
Soomaalida ayaa sidoo kale ka mid ahayd dadkii shalay ka cawday in la saaray qoraallo ay soo daabaceen oo arrinkan la xidhiidha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts