HomeWararShirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo ka furmay Magaalada Doha

Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo ka furmay Magaalada Doha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo Isniinta maanta ah ka furmay magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala duwan ee Qurbajoogta Soomaaliyeed, shirka ayaa socon doona muddo labo cisho ah. Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa halkaas ka jeedinaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo Isniinta maanta ah ka furmay magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala duwan ee Qurbajoogta Soomaaliyeed, shirka ayaa socon doona muddo labo cisho ah.

Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa halkaas ka jeedinaya khudbad dhinacyo badan taabaneysa oo ka hadlaysa horumarka dalka iyo midnimada Qurbajoogta Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Shirweynahan waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo kaashaneysa dowladda Qatar, waxaana xoogga lagu saari doonaa kaalinta muhiimka ah ee Qurbajoogta iyo jiheynta awoodooda, maadaama ay door muhiim ah ku leeyihiin horumarka dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts