HomeWararMuxuu yahay Xanuunka halista ah ee Biden ku sababay inuu doorashada ka...

Muxuu yahay Xanuunka halista ah ee Biden ku sababay inuu doorashada ka haro?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudaha iyo dibadda Mareykanka ayaa si weyn looga hadal hayaa go’aankii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu kaga haray tartanka doorashada oo wakhti yar ka harsanyahay. Madaxweyne Biden oo muddo cadaadis uu saarnaa ayaa sheegay in tallaabadaan ay tahay mid uu ugu daneynayo xisbigiisa dimuquraadiga iyo dalkiisa. Mr Biden ayaa go’aankaan shaaciyay xilli laga deyrinayay xaaladdiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudaha iyo dibadda Mareykanka ayaa si weyn looga hadal hayaa go’aankii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu kaga haray tartanka doorashada oo wakhti yar ka harsanyahay.

Madaxweyne Biden oo muddo cadaadis uu saarnaa ayaa sheegay in tallaabadaan ay tahay mid uu ugu daneynayo xisbigiisa dimuquraadiga iyo dalkiisa.

- Advertisement -

Mr Biden ayaa go’aankaan shaaciyay xilli laga deyrinayay xaaladdiisa caafimaad, maadaama uu da’ yahay isla markaana dhawaan la shaaciyay in sidoo kale uu ku dhacay Covid-19.

Biden ayaa taageeray Kamala Harris oo u ah hadda ku xigeen in ay booskiisa gasho una tartanto xilka madaxweynaha hase-yeeshee arrintaa weli ma ahan mid xubnaha xisbigu isku raaceen.

Shacabka Mareykanka ayaa qaarna taageeray go’aanka Biden uu tartanka uga haray, halka qaarna ay u arkaan in uu hadalkaan ku dhawaaqay xilli xeero iyo fandhaal kala dhaceen, maadaama tallaabadan ay timid iyadoo muddo kooban oo saddex bilood ah ay naga xigto wakhtiga doorashadu ku dhacayso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts