HomeWararCiidanka Xoogga oo soo bandhigay hub farabadan oo AS laga qabsaday

Ciidanka Xoogga oo soo bandhigay hub farabadan oo AS laga qabsaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo saaka Al-Shabaab kula dagaalamaya Jubbada Hoose ayaa soo bandhigay hub aad u farabadan oo ay ku qabsadeen dagaal ka dhacay degaan hoos yimaada Afmadow. Sawirro iyo Muuqaallo lagu baahiyay warbaahinta dowladda ayaa waxaa ka muuqday hub aad u farabadan oo ka kooban noocyo kala duwan, waxaana Saraakiisha horkacaysay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo saaka Al-Shabaab kula dagaalamaya Jubbada Hoose ayaa soo bandhigay hub aad u farabadan oo ay ku qabsadeen dagaal ka dhacay degaan hoos yimaada Afmadow.

Sawirro iyo Muuqaallo lagu baahiyay warbaahinta dowladda ayaa waxaa ka muuqday hub aad u farabadan oo ka kooban noocyo kala duwan, waxaana Saraakiisha horkacaysay dagaalkas ay sheegen in guulo waa weyn ay ka gaareen dagaalka ka dhacay Harboole oo ka tirsan Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Saraakiishu waxaa ay sheegeen in Ciidanka Xoogga Dalka ay saaka fashiliyeen weerar AS ku dooneysay in ay ku qaadaan deegaanka Harboole, waxaaan intaas ay ku dareen inay gaarsiiyeen khasaare lixaad leh.

Deegaanka Harboole oo ah meesha uu weerarka ka dhacay ayaa u dhexeeyo degmada Afmadow iyo deegaanka Janaay Cabdalle, waxaana marta waddo muhiim u ah oo isku xirta gobolka Jubbada Hoose iyo gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo maalmo kahor laga fara maroojiyay AS.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts