HomeWararRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Amiirka Dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Amiirka Dalka Qatar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Qatar, Ra’iisul Wasaare, Shiikh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulankooda kaga wada hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo shacab ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar – iyo sidii loo […]

- Advertisement -
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Qatar, Ra’iisul Wasaare, Shiikh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani.
Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulankooda kaga wada hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo shacab ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar – iyo sidii loo adkeyn lahaa iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga, waxbarashada iyo horumarinta arrimaha bulshada, iyadoo la isku fahmay dhammaan qodobada laga wada hadlay.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyay dowladda Qatar taageerada ay siiso Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalena Ra’iisul Wasaaraha Qatar uu xaqiijiyay in dowladdda Qatar ay mar walba garab taagan tahay Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts