HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Ganacsato lagu dilay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Faah faahin kasoo baxeysa Ganacsato lagu dilay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aan ka heleyno duleedka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe  ee Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay saddex qof oo ganacsato ahaa,  kuwaasi oo kamid ahaa ganacsato laga yaqaanay Gobolka. Rag hubeysan oo sida la tilmaamay maleeshiyo beeleed ahaa ayaa ganacsatada ku dilay tuulo lagu magacaabo Diinlaabe hoostagta degmada Mahadaay, xilli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno duleedka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe  ee Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay saddex qof oo ganacsato ahaa,  kuwaasi oo kamid ahaa ganacsato laga yaqaanay Gobolka.

Rag hubeysan oo sida la tilmaamay maleeshiyo beeleed ahaa ayaa ganacsatada ku dilay tuulo lagu magacaabo Diinlaabe hoostagta degmada Mahadaay, xilli ay joogeen hal goob, iyagoona u geeriyooday rasaas dhowr ah oo lagu dhuftay.

- Advertisement -

Illaa iyo hada lama oga sababta loo dilay saddexda ruux ee ganacsatada, qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa ku warramay in kooxihii dilkaasi geystay ay ka baxsadeen aaga uu falka ka dhacay.

Si kastaba deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa sidaan oo kale dilal qorsheysan iyo Weerarro uga geystay maleeshiyo beeleed hubeysan, waxaana inta badan falalkaasi ay salka ku hayeen arrimo la xiriira aanooyin qabiil oo horey u dhacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts