HomeWararCiidanka Amniga oo gacanta kusoo dhigay Haweeney Ninkeeda ku gubtay Muqdisho

Ciidanka Amniga oo gacanta kusoo dhigay Haweeney Ninkeeda ku gubtay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa gacanta kusoo dhigay haweeney ku eedeysan inay Ninkeeda ku gubtay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Qoraal uu soo saaray Taliska ciidanka Booliska ayaa lagu sheegay in haweeneyda oo maalmihii lasoo dhaafay ay baadi goob ugu jireen laamaha amniga laga soo qabtay degmada Yaaqshiid, isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa gacanta kusoo dhigay haweeney ku eedeysan inay Ninkeeda ku gubtay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Qoraal uu soo saaray Taliska ciidanka Booliska ayaa lagu sheegay in haweeneyda oo maalmihii lasoo dhaafay ay baadi goob ugu jireen laamaha amniga laga soo qabtay degmada Yaaqshiid, isla markaana lahor geyn doono cadaalada.

- Advertisement -

Eedeysanada oo lagu magacaabo Muno Aweys Xuseen ayaa 16-kii bishaan February 2024 Ninkii qabay ku gubtay magaalada Muqdisho, iyadoona falka kadib baxsatay, hayeeshee howlgal ay sameeyeen ciidanka ammaanka ay kusoo qabteen.

“Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Yaaqshiid waxa ay soo qabteen haweney gubtay   Ninkeeda 16/2/2024 baadigoob dheer kadib waxaa Gacanta lagusoo dhigay.  Eedeysanada lagu magacaabo, MUNO AWSAME XUSSEN 21 jir ah, Waxaana la horgeydoonaa Maxakamadda Awooda u leh” ayaa Qoraalka Booliska lagu yiri.

Muddooyinkan dambe ayaa waxaa Muqdisho iyo magaalooyinka kale oo ka tirsan dalka kusoo badanayay falal ay dadka Soomaaliyeed aad uga naxeen, kuwaasi oo isugu jiray dilal iyo gubis, waxaana weli aan la aasin dad la dilay iyo kuwo la isugu daray gubis iyo dil, dadkaasi ayaana eheladooda ay dalbanayaan cadaalad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts