HomeWararLaamaha Amniga Puntland oo gacanta kusoo dhigay Nin Dil geystay

Laamaha Amniga Puntland oo gacanta kusoo dhigay Nin Dil geystay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidanka Booliska Puntland qeybta gobolka Karkaar ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane lagu magacaabo Abdirahman Mohamud Ali Musse Siilaanyo, kadib markii laamaha amniga ay howlgalo ka sameeyeen xaafaddaha magaalada Qardho. Abdirahman Mohamud ayaa ku eedeysay in xalay gudaha magaalada Qardho uu dil ugu geystay Marxuum lagu magacaabi jiray Mohamud Cali Mohamud oo kamid ahaa dadka deegaanka. […]

- Advertisement -

Ciidanka Booliska Puntland qeybta gobolka Karkaar ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane lagu magacaabo Abdirahman Mohamud Ali Musse Siilaanyo, kadib markii laamaha amniga ay howlgalo ka sameeyeen xaafaddaha magaalada Qardho.

Abdirahman Mohamud ayaa ku eedeysay in xalay gudaha magaalada Qardho uu dil ugu geystay Marxuum lagu magacaabi jiray Mohamud Cali Mohamud oo kamid ahaa dadka deegaanka.

- Advertisement -

Howlgalka lagu soo qabtay eedeysanaha ayaa si gaar ah uga dhacay agagaarka Adisoone ee Gobolka Karkaar, Taliska Booliska oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in cdaalada la horgeyn doono Abdirahman Mohamud oo dilay Mohamud Cali.

Laamaha amniga Puntland ee magaalada Qardho ayaa sidaan waxay marar badan gacanta ugu soo dhigeen rag dilal ka geystay magaaladaasi iyo burcad hubeysan oo dhacay gaadiid ay lahaayeen dad shacab ah.

Latest stories