HomeWararMadaxweyne Saciid Deni oo Codsi u diray Baarlamaanka Puntland

Madaxweyne Saciid Deni oo Codsi u diray Baarlamaanka Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dalab Codsi u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi oo uu ka dalbaday in muddo 45 maalin ah ugu daraan wakhtiga uu ku soo dhisayo Xukuumadda cusub. Illo ku dhow Madaxweyne Saciid Deni ayaa laga soo xigtay in Guddoonka Baarlanaanka Maamulka uu ka codsaday Madaxweynaha in waqti dheeraad ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dalab Codsi u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi oo uu ka dalbaday in muddo 45 maalin ah ugu daraan wakhtiga uu ku soo dhisayo Xukuumadda cusub.

Illo ku dhow Madaxweyne Saciid Deni ayaa laga soo xigtay in Guddoonka Baarlanaanka Maamulka uu ka codsaday Madaxweynaha in waqti dheeraad ah ugu daraan xilliga uu kusoo magacaabayo Xukuumaddiisa cusub ee laga sugayo inuu soo dhiso.

- Advertisement -

Sababta waxaa lagu sheegay inuu Madaxweyne Deni weli ku mashquulsan yahay dhismaha xukuumadda cusub, isla-markaana uu wado watashiyo guud ee ku aadan golaha wasiirada.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in madaxweynaha uu qorsheynayo inuu u baxo safar dibadeed, taas oo kamid ah waxyaabaha keenay dib u dhaca dhismaha xukuumadda.

Dhinaca kale Baarlamanka dowlad Goboleedka Puntland weli kama soo jawaabin codsiga uga yimid Siciid Deni ee uu ku dalbanayo in loo kordhiyo wakhtiga uu ku soo dhisayo xukuumadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts