HomeWararDoorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo Maanta ka socota Garoowe

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo Maanta ka socota Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Maanta oo khamiis ah ka socota Doorashada Guddoonka Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland, kadib markii xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa Doorashada ka dhaceysa maamulkaasi. Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa ku tartamay afar Musharax oo kala ah xil. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, xil. Maxamed Faarax Maxamed (Gabyow), xil. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Maanta oo khamiis ah ka socota Doorashada Guddoonka Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland, kadib markii xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa Doorashada ka dhaceysa maamulkaasi.

Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa ku tartamay afar Musharax oo kala ah xil. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, xil. Maxamed Faarax Maxamed (Gabyow), xil. Cabdirisaaq Axmed Saciid Faarax iyo xil. Mursal Maxamuud Cabdi Cali.

- Advertisement -

Sidoo kale xilalka Guddoomiye ku-xigeenada koowaad iyo labaad ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku tartamaya dhowr Musharax, kuwaasi oo isku soo taagay xilka,

Khudbad jeedinta Musharaxiinta ayaa haatan si toos ah uga socota Xarunta Baarlamaanka Puntland, isla markaana waxaa ku sugan halkaasi dhammaan 66-da Xildhibaan cusub ee dhawaan la dhaariyay, sidoo kalena xubno ka socda Guddiga doorashada ayaa iyaguna goobjoog ah.

Amnmaanka magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa maanta aad loo adkeeyay, waxaana goor hore oo saaka ah la xiray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Garowe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts