HomeWararMaxaa u qabsoomay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sanadkaan?

Maxaa u qabsoomay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sanadkaan?

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiir dowlaha Wasaaradda Saadad Caliyow, qaybna uu ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa caawa ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigaayey waxqabadka Wasaaradda Arrimaha Gudaha sanadkaan sii dhamaanayo. Kulanka waxaa qayb […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiir dowlaha Wasaaradda Saadad Caliyow, qaybna uu ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa caawa ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigaayey waxqabadka Wasaaradda Arrimaha Gudaha sanadkaan sii dhamaanayo.

Kulanka waxaa qayb ka ahaa madaxda waaxyaha hoostaga Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Masuuliyiin ka kala socday dowlad Goboledyada dalka ka jira,odayaasha dhaqanka iyo madax kala duwan.

- Advertisement -

Madashaan waxaa lagu soo bandhigay waxii u qabsoomay sanadkaan 2023 Wasaaradda, iyadoo shacabkii ka soo qaybgalay kulankaan wasiirka ay waydiyeen su’aalo la xariira waxa u qabsoomay iyo qorsha u yaal ka wasaaradd ahaan.

Wasiir Fiqi ayaa shahaadoyin guddoonsiiyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka iyo Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha qaar kamid ah oo lagu abaalmariyey shaqo wanaag.

Latest stories