HomeWararDowladda oo War kasoo saartay Duqeyn Mareykanka ka fuliyay Jubbada Dhexe

Dowladda oo War kasoo saartay Duqeyn Mareykanka ka fuliyay Jubbada Dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hawlgal qorsheysan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee loo yaqaano drones-ka, ayna iska kaashadeen Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidanka Mareykanka ayaa Maanta laga fuliyay Koonfurta Soomaaliya. Howlgalka oo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday sarkaal ka tirsan Shabaab, sida lagu sheegay War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Federaalka, laguna baahiyay Warbaahinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hawlgal qorsheysan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee loo yaqaano drones-ka, ayna iska kaashadeen Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidanka Mareykanka ayaa Maanta laga fuliyay Koonfurta Soomaaliya.

Howlgalka oo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday sarkaal ka tirsan Shabaab, sida lagu sheegay War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Federaalka, laguna baahiyay Warbaahinta dowladda.

- Advertisement -

Waxaa la sheegay in howlgalka qorsheysan oo si gaar ah uga dhacay Gobolka Jubbada Dhexe ee koonfurta Soomaaliya lagu beegsaday sarkaalka  oo la tilmaamay inuu Al-Shabaab u qaabilsanaa abaabulka dagaallada.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya oo taageero ka helaysa dadkeeda iyo saaxiibada caalamiga ah waxaa ka go’an  la-dagaalanka saraakiisha iyo dagaalyahanada Al Shabab si loo gaaro Soomaaliya nabad ah oo xasiloon” ayaa lagu yiri War dowladda soo saartay.

Laguma sheegin warka khasaaraha ka dhashay howlgalkaas ka dhacay  Gobolka Jubbada Dhexe ee koonfurta Soomaaliya iyo in la dilay iyo in kale sarkaalka la weeraray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts