HomeWararCiidamada Israa’iil oo Duqeeyay dad shacab ah oo ku sugnaa Xero Qaxooti

Ciidamada Israa’iil oo Duqeeyay dad shacab ah oo ku sugnaa Xero Qaxooti

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Israa’iil ay ku dileen ugu yaraan sagaashan falastiiniyiin ah maalin qura xerada qaxootiga ee Jabalya. Waxaa la ogyahay in dad badan lagu dilay weerar lagu qaaday dhismo ay daganaayeen laba qoys. Dadka deegaanka ayaa baadi goobayay dad ka badbaaday burburka hoostiisa. Duqeymo dhanka cirka ah […]

- Advertisement -

Maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Israa’iil ay ku dileen ugu yaraan sagaashan falastiiniyiin ah maalin qura xerada qaxootiga ee Jabalya.

Waxaa la ogyahay in dad badan lagu dilay weerar lagu qaaday dhismo ay daganaayeen laba qoys.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa baadi goobayay dad ka badbaaday burburka hoostiisa.

Duqeymo dhanka cirka ah ayaa sidoo kale lagu qaaday bartamaha iyo koonfurta Qasa halkaasi oo inta badan dadka ku nool dhulkaas ay gabbaad ka dhigteen in ka badan laba milyan.

Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Israa’iil oo ku adkeysaneysa in ay duqeyneyso waxa ay ugu yeertay bartilmaameedyo argagixiso.

Latest stories