HomeWararShirka Madaxda IGAD oo Maanta ka furmaya Jabuuti & MW Xasan oo...

Shirka Madaxda IGAD oo Maanta ka furmaya Jabuuti & MW Xasan oo ka qeyb galaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan ee magaalada caasimadda ee Muqdisho, iyagoo gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, kaga qayb galayo kulanka 41-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur goboleedka IGAD, oo Maanta ka furmaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan ee magaalada caasimadda ee Muqdisho, iyagoo gaaray dalka Jabuuti.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, kaga qayb galayo kulanka 41-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur goboleedka IGAD, oo Maanta ka furmaya dalkaasi.

- Advertisement -

Madaxda dalalka ku mideysan Ururka IGAD ayaa muddo hal maalin ah oo shirku socanayo waxa ay kaga arrinsanayaan dhammeystirka dadaallada lagu xasilinayo waddamada Gobolka iyo xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya dalalka ku mideysan IGAD.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la wadaagi doona Madaxda dalalka IGAD, aragtida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saleysan xoojinta iskaashiga, wax wada-qabsiga iyo guulaha dowladda ka gaartay dagaalka Al Shabaab, qaadista cunaqabateynta hubka iyo arrimo kale.

Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud hoggaamiyo ayaa wada dedaalo badan ay ku dooneyso in Al Shabaab dalka ka saarto, si ciidamada qalabka sida si buuxda ula wareegaan ammaanka guud ee dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts