HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo Maanta gaaray Hobyo + Ujeedka safarkiisa

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo Maanta gaaray Hobyo + Ujeedka safarkiisa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka koobnaa Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagana soo doorto Galmudug, mudanayaal ka tirsan labada gole ee Galmudug, ganacsato iyo siyaasiyiin iyo qaybaha kale ee bulshada. Ujeedka safarka madaxweynaha iyo wafidigiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka koobnaa Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagana soo doorto Galmudug, mudanayaal ka tirsan labada gole ee Galmudug, ganacsato iyo siyaasiyiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

- Advertisement -

Ujeedka safarka madaxweynaha iyo wafidigiisa ayaa ah dhammeystirka dadaallo muddooyinkii dambe uu waday hoggaanka sare ee Galmudug ee ku aaddanaa ballaarinta iyo dib u casriyeynta Dekadda Hobyo.

Galmudug ayaa marar badan sheegtay in dib u dhjis casri ah lagu sameenayo dekadda Hobyo, walina ma jiraan wax muuqda oo ka hirgalay ballanqaadkaasi oo marar badan sameeyeen madaxda maamulka Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts