HomeWararGantaalo lagu Weeraray Maanta Safaarad ay leedahay Dowladda Mareykanka

Gantaalo lagu Weeraray Maanta Safaarad ay leedahay Dowladda Mareykanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Saddex gantaal ayaa jimcaha maanta lagu weerraray safaaradda Mareykanku ku leeyahay magaalada Baghdaad ee dalka Ciraaq oo ku taala aag aad loo ilaaliyo. Gantaallada ayaa sidoo kale ku soo dhacay xarumo ku yaala aagga safaaradaas, oo ay ku jiraan safaarado ay leeyihiin dalal shisheeye iyo xafiisyo ay leedahay dowladda Ciraaq. Weerarkan waxaa warbaahinta u xaqiijiyay […]

- Advertisement -

Saddex gantaal ayaa jimcaha maanta lagu weerraray safaaradda Mareykanku ku leeyahay magaalada Baghdaad ee dalka Ciraaq oo ku taala aag aad loo ilaaliyo.

Gantaallada ayaa sidoo kale ku soo dhacay xarumo ku yaala aagga safaaradaas, oo ay ku jiraan safaarado ay leeyihiin dalal shisheeye iyo xafiisyo ay leedahay dowladda Ciraaq.

- Advertisement -

Weerarkan waxaa warbaahinta u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka oo sheegay in sidoo kale la weeraray xarun ay ku sugnaayeen ciidamo la dagaalama ISIS.

Weli lama oga faahfaahin intaas dheer oo la xirriira weerarkan iyo khasaaraha ka dhashayba.

Wixii ka soo kordha, halkan ayaan idinkula socodsiin doonnaa.

Latest stories