HomeWararRW Xamse oo kulan la yeeshay Golaha Wasiirrada maamulka Jubaland

RW Xamse oo kulan la yeeshay Golaha Wasiirrada maamulka Jubaland

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Golaha Wasiirrada  Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa yeeshay kulan gaar ah oo ay  guddoominayeen Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmad Maxamed Islaam iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, kaas oo looga hadlayey gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka daadadka wata iyo u diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka kooxaha khawaarijta ah looga ciribtirayo deegaannada Jubaland. Ra’iisul Wasaaraha […]

- Advertisement -

Golaha Wasiirrada  Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa yeeshay kulan gaar ah oo ay  guddoominayeen Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmad Maxamed Islaam iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, kaas oo looga hadlayey gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka daadadka wata iyo u diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka kooxaha khawaarijta ah looga ciribtirayo deegaannada Jubaland.

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa la wadaagay golaha wasiirrada qorshe yaasha mudnaanta u leh dowladdiisa, gaar ahaan dhinacyada gurmadka dadka ay saameeyeen  daadadka, amniga, la dagaallanka KhawaawrijtaAl-Shabaab iyo Dowlad-dhiska Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhankiisa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la dardargeliyo gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka daadadka wata ee ka da’aya deegaannada Jubaland, maadaama ay daadadku jareen inta badan isku socodkii dadka iyo gaadiidka.

Latest stories