HomeWararMadaale iyo Masuuliyiin kale oo kormeer ku tagay waddada isku xerta Dabka...

Madaale iyo Masuuliyiin kale oo kormeer ku tagay waddada isku xerta Dabka illaa Bakaaraha

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS  Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, guddoomiye  Ku-xigeenada Maamulka G/Banaadir, iyo xubno kale ayaa caawa kormeer ku tagay waddada dheer ee isku xerta Isgoyska Dabka illaa Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, oo waxyeelo xoogan ay kasoo gaartay Roobabkii El-Nino ee […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS  Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, guddoomiye  Ku-xigeenada Maamulka G/Banaadir, iyo xubno kale ayaa caawa kormeer ku tagay waddada dheer ee isku xerta Isgoyska Dabka illaa Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, oo waxyeelo xoogan ay kasoo gaartay Roobabkii El-Nino ee ka da’ay Caasimadda.

Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa halkaasi warbixin ku siiyay Guddoomiye Madaale, xilli ay ku guda jireen dadaalo lagu hagaajinayo wadadaasi, si xal loogu helo bur-burka soo gaaray iyagoona sheegay in dhawaan lasoo gaba-gabeyn doonno qorshaha dib-u-dhis ee wadadaasi.

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ayaa kula dar-daarmay Maamulada Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag in ay juhdi fara badan geliyaan dadaalada socda ee xalka loogu raadinaayo sidii dib loogu dhisi lahaa wadadaasi oo Halbowla u ah isku socodka suuq weyn ee Bakaaraha.

Latest stories