HomeWararMucaaradka Puntland oo War Cusub kasoo saaray Xaalada jirta iyo Doorashadda

Mucaaradka Puntland oo War Cusub kasoo saaray Xaalada jirta iyo Doorashadda

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Waxaa Maanta magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland kulan gaar ah ku yeeshay xubnaha mucaaradka ku ah Madaxweynaha Puntland, iyagooan soo saaray War-saxaafadeed dhowr qodob ka kooban oo ku aadan xaaladda doorashada Puntland. Mucaaradka Puntland ayaa nasiib darro ku tilmaamay xigashada Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ee dastuurka sida sharci darrada ahaa loo bedelay oo ay sheegeen […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland kulan gaar ah ku yeeshay xubnaha mucaaradka ku ah Madaxweynaha Puntland, iyagooan soo saaray War-saxaafadeed dhowr qodob ka kooban oo ku aadan xaaladda doorashada Puntland.

Mucaaradka Puntland ayaa nasiib darro ku tilmaamay xigashada Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ee dastuurka sida sharci darrada ahaa loo bedelay oo ay sheegeen in ujeedadu aheyd muddo kororsi oo uu doonayo Madaxweyne Deni.

- Advertisement -

Xubnaha ayaa Warka ay soo saareen waxa ay ku caddeeyeen in aysana aqoonsaneynin ku dhaqanka dastuurka la bedelay ee Puntland iyo dhismihii PEC, oo ay xuseen in loo maray sifo aan waafaqsaneyn dastuurka.

Sidoo kale Mucaaradka ayaa sheegay inay bulshada Puntland u caddeynayaan in Madaxweyne Deni u dhaqmayo si baalmarsan mas’uuliyiin loo idmaday, isla markaana uu qaadayo wax kasta oo cawaaqib xumo ah oo ka dhasha go’aamada uu qaadanayo ee aan sharciga ku dhisneyn.

Warka ay soo saareen xubnaha mucaaradka ayaa kusoo aaday, iyadoo xalay Madaxweyne Saciid Deni uu ku dhawaaqay in Puntland ay u jaheysatay doorasho qof iyo Cod ah, ayna Puntland ka dhaceyso nidaam doorasho oo taasi ah, wuxuuna xubnaha kasoo horjeeda ugu baaqay inay doorasho u diyaar garooban.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka.

 

 

Latest stories